Israsaaseyn dabley hubeysan ku dhex martay deegaan xeebeedka galhagoog ee bariga gobolka...

Israsaaseyn dabley hubeysan ku dhex martay deegaan xeebeedka galhagoog ee bariga gobolka Mudug..

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya xeebaha durugsan ee bariga gobolka mudug ayaa sheegaya in xiisad ka jirto deegaanka galhagoog ee gobolka Mudug..

Xiisaddaan ayaa timid kadib markii israaseyn maleeshiyaad ku dhex martay xeebta galhagoog waxaa ku dhintay 2qof halka 1 mid kalana ku dhaawacmay.

dableyda dagaalku dhex maray ayaa kakala yimid hobyo iyo ceeldhanaane waxaana dhex maray muran ku aadan markab loo badinayo inuu cilad qabo oo taagan meel dhawr meyl ujirta galhagoog”Sidaas waxaa  saxaafada usheegay qaar ka mid ah bulshada degmada hobyo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada xeebaha galmudug iyo maleeshiyaad deegaanka galhagoog isku dhac dhac dhex maray galmudug wali kama hadlin israsaasaynta galhagoog ee gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY