Top news. Kulamo xasaasi ah oo uu Hogaaminayo c. qeybdiid oo...

Top news. Kulamo xasaasi ah oo uu Hogaaminayo c. qeybdiid oo wali casimada Galmudug Kasoconaya xagee wax marayaan

0
SHARE

Kulamadaaan oo looga hadlayo xalada deeganada galmudug khilaafka udhexeeya Madxda Galmudug iyo kidka Dowlada Dhexe iyo Galmudug kulamada waxay kaqabsoomeen Madaxtooyada Galmudug

Kulamada waxa Hogaaminaya sareye Gaas Gen cabdi xasan cawaale oo  gudoomiye looga dhigay masuuliyiinta Aqalka sare ee Galmudug loo soodiray

Kulamada oo ay kaqeyb galeen Maadaxweyne xaaf madaxa xukuumada Galmudug Gudoomiye kuxigeenada Barlamanka galmudug waxa uu kadhacey xarunta looga arimiyo Galmudug ee Dhuusamareeb

Masuuliyiinta Galmudug Iyo aqalka sare ayaa is weydaarsaday xalada Galmudug oo siyaasad xumi kataagan tahay

Warar Hoose oo hobyomedia Heshay waxay sheegayaan in Gen qeybdiid uu kudhaliilay madaxda galmudug ee Dhusamareeb jooga ay Galmudug kagaabiyeen Dib u heshiisiinteeda ayna Galmudug hada umuuqato Goob ay kuhardamayaan siyaasado isdiidan cabdi qeybdiid oo aad uga walwalsan xalada Galmudug ayaa laga sooxigtay in uu yiri Galmudug uma baahna Mooshin aan micno soo kirdhinayn lkn Horumar ayay ubaahantahay  Sidoo kale Kulankii maanta  lagu wada qatay Dhuusamareb  xaf iyo  wafdigii muqdisho ka yimid aya isku  afgartay  in wax badan laga wada shaqeeyo galmudugna aan  si  ciyaar  ah lagu burburin    ,

Wali  kulamo kale aya  ka soconaya Dhuusamareb Wxana la  filaya  in Garabka kale ay iyaguna lala kulmo

Kulamada ayaa siisocon doona waxayna maanta aqalka sare kulamo gaar gaar ah laqaadan doonaan qeybaha kala duwan ee Dhuusamareeb sida dhaqanka iyo siyasiyiinta waxayna kala hadli doonaan Xasilooni darada Siyaasada Galmudug

Galmudug ayaa hada wajahaysa xalad qas iyo Jahawareer ah ayadoo barlamanka oo labo qeybood ihi kala joogaan Cadaado iyo dhusamareeb waxayna xilalkii kaqaadeen afarta masuul ee Galmudug ugu sareysa sida xaaf cali gacal carabay xareed cali xareed

Dadka waxa Taxliiliya waxay sheegeen in aqalka sare uusan xalin karin xalada Galmudug waaayo siyaasada Madaxda galmudug waxay kumilantahay dano isdiidan oo ay kala aminsanyihiin masuuliyiinta iskhilaafsan

LEAVE A REPLY