Xiisada Siyaasadeed ee Galmudug oo wali kacsan iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug...

Xiisada Siyaasadeed ee Galmudug oo wali kacsan iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug & Gudoomiyaha barlamanka Galmudug oo Cadaado gaaray

0
SHARE

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wafdiggaan ayaa ka yimid Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool Magaalada Cadaado.

Dhankale gudoomiyaha barlamanka Galmudug ayaa yimid asna caado maanta waxaana soodhaweeyay masuuliyiin iyo qeybaha bulshada cadaado
Kulamo ayaa lafilayaa in ay bilowdaan sacadaha soo aadan udhexeya madaxda iyo bulshada reer caadaado

LEAVE A REPLY