Xuseen Caydiid oo ka hadlay Siyaasada Farmaajo iyo Kheyre

Xuseen Caydiid oo ka hadlay Siyaasada Farmaajo iyo Kheyre

0
SHARE

Xuseen Maxamed Faarax (Ceydiid) Siyaasiga La yiraahdo ayaa si kulul uweeraray Siyaasada Hogaamineed Ee Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Wasiirkii hore Ee Arimaha Gudaha Marna soo noqday R/wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Eng. Xuseen Ceydiid waxa uu dhaliilay in DF-ka ay ku dhaqmeyso Maamul Keligiis Talis oo kale ah sida uu yiri.

Xuseen Ceydiid waxa uu sheegay inay wax laga xumaado tahay Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre aysan dadka udhego nuglaan dhaliishoodana aysan qaadanin.

Madaxweynihii Dawladii Salballaar Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid ayaa sheegay inay Ku Baaqayaan DF-ka Madaxdeeda inay Shacab iyo Siyaasiyiin ay soo dhaweystaan oo aysan iska didin.

LEAVE A REPLY