Akhriso Muran ka Taagan magacaabista Golaha Wasiirada ee Galmudug iyo Xildhibaano wada...

Akhriso Muran ka Taagan magacaabista Golaha Wasiirada ee Galmudug iyo Xildhibaano wada Qorshe ka dhan Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

Magaalada dhuusmareeeb ee xarunta maaamulka Galmudug xalay ilaaa Maanta  waxaaa ka jira is qab qabsi la xiriira magacaaabista Golaha wasiirada Galmudug, waxaaana maanta ciidamo katirsan Galmudug oo gadoodsan ay soo boox Dhaafiyeeen.wadooyinka  Qaar ee Ku yaalada Dhuusamreeb.

Waxaaana Sababta ciidanka u xireen wadooyinka ayaa  lagu Sheegay in ay ka hortagaan Falal amni daro in ay ka dhacaan Goobaha ay ku sugan madaxda Galmudug.

Wararaka HMay heshay ayaa Sheegaya.in madaxtooyada Galmudug Iyana ciidan la geeyay Si loo ilaaaliyo Amaanka, maadam ay jiraaan masuuliyiin Ka tirsan Galmudug oo aan Ku Qanacsaneyn Habka Loo marayo magacaaabista Golaha wasiirada Maamulkaasi.

Amaaanka Dhuusamareeb ayaa ah maanta mid aaan la isku haleyn Karin Haddii lagu Dhawaaqo golaha Wasiirada Galmudug, Iyadoona Xilalka ugu badan ee La isku haysto ay Kala yihiiin wasiirada Amniga iyo Qorsheynta Maamulka Galmudug

LEAVE A REPLY