Ciidamo Ethopian ah oo isku sii fidinaya Dhuusamareeb iyo Guraceel ,...

Ciidamo Ethopian ah oo isku sii fidinaya Dhuusamareeb iyo Guraceel , Xiisada Siyaasada Galmudug iyo Madaxweyne farmaajo oo…….

0
SHARE

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan itoobiya ay gaareen degmadaasi.

Ciidamadan ayaa fariisamo ka sameystay duleedka degmada Guriceel.

Dadka deegaanka ayaa sheegay dhaq dhaqaaqyo ay ka socdaan Gobalka Galgaduud.

Warar lagu kalsoon yhy ayaa Shegaya in Habeenkii labaad ay ciidankaasi ku hoyanayaan Degankaasi waxana  shacabka degandaasi ay ka cabsi qabaan in ciidankaasi ay dhibaato hor leh ka sii abuuraan deganadaasi

Warar kale oo la  helayo aya shegaya in ciidankaasi ay qayb ka yihin ciidamo la qorsheyay in ay weeraro ku qaadan ciidamada alshabab oo haysta degano ka tirsan gobalka mudug gaar ahaan xarardheere iyo sidoo  kale tuulooyinka hoostaga kuwaasi oo mudo badan maamulayay deganadaaso

Ilaa iyo hada lama oga sababta ka dambeysa ay ciidamado itoobiya u tageen Guriceel.

LEAVE A REPLY