Daawo Alshabab oo Heshiis kala Dhax Dhigay Labo Beelood oo Wada Daga...

Daawo Alshabab oo Heshiis kala Dhax Dhigay Labo Beelood oo Wada Daga Deganada Galmudug

0
SHARE

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay isa soo horfadhiisiyeen Odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda Beealaha Habar Eji iyo Murursade,kulan ka dhacay Degmada Ceel buur Ee Gobolka Gal gaduud EE Galmudug

Waxgaradka Labada Beelood waxay sheegeen inay ku faraxsan yihiin sida ay wax udhaceen islamarkaana ay dad badan ka dhur sugayeen natiijada kasoo baxeysa Kulankaas.

Diyo ayey kala qaateen oo loo kala xukmiyey kadib markii Maxkamada Shabaab ay dhageysatay Beelaha Dagaalamay oo sidaana xukuno loo soo riday.

Odayaasha Hadlay waxay kaga mahad celiyeen Shabaab Xukunka ay ukala xukmisey taas oo ku aadan in Diyo la kala siiyey Beelaha Dagaalamay.

LEAVE A REPLY