Daawo Banaanbax Xoogan oo Gaalkacyo ka Dhacay

Daawo Banaanbax Xoogan oo Gaalkacyo ka Dhacay

0
SHARE

Magaaladda Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobolka Mudug Waxaa isugu soo baxay Dhalinyaro Farabadan oo Dareenkoodda ku Cabirayay Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Ee lagu Dilay Dhalinyaro Aan Waxbo Galabsan, ee dhawaan lagu Dilay Soomaaliya, Gaar ahaan Gobalka Mudug.

Dhalinta Magaaladda Gaalkacyo Waxa Ay Saraakiisha Amniga Qaabilsan iyo Madaxdda Maamuladda Ka Arimiya Magaaladaasi ka Codsadeen inay Helaan Amaan ay isku Haleeni karaan.

Sido kale Waxa ay Dalbanayaan inay Cadaalad Dhab ah ay helaan Dhlintii Aan Waxba Galabsan ee lagu dilay Magaaladaasi Oo ugu Dambeeyay Marxuum Xamiid Wardheere Oo Gaalkacyo lagu Dilay.

LEAVE A REPLY