Daawo Madaxweyne Ahemd Baasto oo Cadaado shirkii Golaha wasiirada Galmudug ka furay

Daawo Madaxweyne Ahemd Baasto oo Cadaado shirkii Golaha wasiirada Galmudug ka furay

0
SHARE

Golaha wasiirada Galmudug Garabka Cadaado ayaa maantey kulan ku yeeshey magaalada cadaado ee xarunta baarlamaanka galmudug

kulanka golaha wasiirada oo uu shir gudoominayey madaxwaynaha cusub ee galmudug axmed maxamuud xasan axmed baasto ayaa waxa ay oga doodeen Arimo badan oo ay ka mid ahayeeb amaanka siyaasada marxalada siyaasadeed ee Galmudug iyo qodobokale

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug ee Garab ka mida Masuuliyinta Galmudug ay dhawan uga Dhawaaqeen Magaalada Cadaado ahmed Baasto aya Warbaahinta u shegay in hawulaha golaha wasiirada Cusub ay si toos ah u sii socon doonaan isla markana shaqooyinka  horyaala ay wax badan ka qaban donaan

waa kulankii ugu horeeyey ee golaha wasiirada galmudug tan iyo Markii la doortay madaxweynha Fodada ah ee Basto.

LEAVE A REPLY