Daawo Madaxweyne xaaf ayaa gudoomay Shahaado Sharaf

Daawo Madaxweyne xaaf ayaa gudoomay Shahaado Sharaf

0
SHARE

HM..  Xafiiska Garoowe  Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf   aya Gudoomay Shahaado Sharaf la Gudoon siiyay Waxaana  Shahaado Sharaftan ay ka  Timid Golaha iskaashiga dowad Gobaledka Galmudug

Ahmed Ducaale Gele Xaaf Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Galmudug aya lagu amaanay  Nabadeynta Galmudug iyo Puntland iyo sido kale Heshiskii taariikhiga aha ee Galmudug iyo Ahlusunna Waxana Golaha iskaashiga Dowlad Gobaledyada ay shegeen in uu qayb wayn ka qaatay Nabada Gobalka Mudug

Xaaf aya  loo aqoonsaday Shaqsi u soo baxay Nabada Gobalka mudug waxana lagu sii booriyay in halkaasi ka sii wado ka shaqaynta Nabada Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY