Daawo Masuuliyin ka Tirsan Galmudug oo Gaalkacyo hawulculus ka Bilaabay

Daawo Masuuliyin ka Tirsan Galmudug oo Gaalkacyo hawulculus ka Bilaabay

0
SHARE

Dowladda Hoose Ee Magaalada Gaalkacyo Galmudug wax ay manta bilowday Olale Nadafadeed oo lagu soo Celinayo bilicda magaalada waxaana nagala qeyb qaadtay olalahaan manta wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Maamulka Galmudug,

olalaha ayaa ah mid qashinka looga saraayo xaafadaha magaalada
wuxuuna socon donaa in muddaa,

waxaa bulshada ku nool magaalada gaalkcyo lagu wargalinayaa in ay ka qeyb qadtaan olalahan qashinka looga nadifinaayo Magaalada si looga Hor tago cudurada ka dhalan kara nadaafadarida,

 

LEAVE A REPLY