Daawo Muqaalka: Galmudug oo Gacanta kudhigtay dablay rasaas qasaaro geysatay kufurtay ciidamada...

Daawo Muqaalka: Galmudug oo Gacanta kudhigtay dablay rasaas qasaaro geysatay kufurtay ciidamada amniga galmudug ee galkacyo

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug   rag hubeysan ay rasaas kufureen Ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa koontaroolka koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo. wxana kadhashay kasaaro kala duwan

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in rasaastan ay timid kadib markii Raga hubeysnaa iyo Askarta joogtay koontaroolka uu muran soo kala dhexgalay,isla markaana ay ku murmeen lacago laga qaadi rabay Baabuur taagneyd koontaroolka koonfureed ee Magaalada Galkacyo

Ugu yaraan hal askati ayaa ku dhintay,halka labo kale dhaawac uu ka soo gaaray rasaasta ay fureen raga hubeysnaa ,kuwaasi oo la dhigay dhaawacyadooda Isbitaalka weyn ee Magaalada Gaalkacy

Ragii fuliyay Falkan  waxaa gacanta kusoodhigay  Ciidamo ka tirsan Booliska Magaalada Gaalkacyo.ee galmudug ayadoo baritaan lugu hayo ragii falkasi geystay sida uu daljire usheegey maxamuud cilmi gulaafe

LEAVE A REPLY