Daawo Muqaalka ; Odayaasha Majeerteen oo Madaxweyne Xaaf Shir ...

Daawo Muqaalka ; Odayaasha Majeerteen oo Madaxweyne Xaaf Shir Xasaasi ah kula galay Garoowe Maxaase laga Wada Hadlay?

0
SHARE

HM__Xafiiiska Garoowe Madaxweynaha Dowalada Galmudug ayaa waxaa maanta Qado Sharaf loogu sameeyay magalada Garoowe ee caasimada puntland

Kulankan oo ka dhacay Magaalada Garoowe  aya looga hadlay arimo ad u fabaran Waxana Odayaasha Puntland ee Garoowe madaxweyne xaaf kala hadleen sidi galmudug iyo puntland  ay u sii wada shaqayn lahayeen isla markana labada dhinac ay isaga kaashan lahayen horumar walba oo laga sameynayo gobalka Mudug

Madaxweynaha Maamulka Galmudug aya Odayaasha  u shegay in uu  oday ahan u jcl yhy midnimada Shacabka walalaha ah ee Galmudug iyo puntland isagoo u balan qaaday in nabada wax walba loo sameynayo sidii gobalka mudug looga heli laha nabad waarta

Hoos ka Daawo Muqaalka 

LEAVE A REPLY