Daawo Muqaalka Socdaalka Xaaf iyo Ujeedada uu u tagay Gaalkacyo

Daawo Muqaalka Socdaalka Xaaf iyo Ujeedada uu u tagay Gaalkacyo

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in la Kordhin Doona Ciidamada isku dhafka ee Gaalkacyo isagoona dhinac kale sheegay in dhismaha dakada Hobyo ay mareyso meel gaba gabo ah.

Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo u sheegay in Galmudug ay qeyb qaadaneyso hormarinta degmada Gaalkacyo shacabkane ka codsaday iney maamulka la shaqeyaan.

Hadalkaani ayaa Madaxweyne Xaaf waxaa uu sheegay kulan uu maanta uu la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Gaalkacyo kaasi oo looga hadlayay Amaanka Gobolka Mudug .

Hoos ka Daaawo Muqaalka

Xaquuda Muqaalka iyo Qoraalka Ajib Media Production

LEAVE A REPLY