Daawo Sawirada Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac oo Gaalkacyo Si...

Daawo Sawirada Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac oo Gaalkacyo Si Wayn loogu Soo Dhaweyay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Gudoomiyaha Gudiga GOB Ahna Gudoomiyaha Jaamacada Gaalkacyo Universtay Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Gaalkacyo.

Prof ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweyay Maamulka ,macalimiinta iyo ardayada jamaacada Gaalkacyo universtay .

Shirwac aya soo Maray wadamo ka Tirsan Qaarada Yurub Halkaasi oo uu kula Soo kulmay  Jaaliyadaha Kala duwan Waxana laga Wada Hadlay Taagerida Mashruuca Gob waxana kulamadii uu la Qatay Jaaliyadaha Kala duwan ay ku soo Dhamadeen Jawi Dagan iyo isfahan

Maalinta berito ah ayaa waxaaa ay ku beegan tahay sanad guurad jaamacada gaalkacyo University iyo qalin jabinta ardayada sanadkaan dhameysay jaaamacada .

Mashruuca Gob aya ah Mashruuc kheyri ah oo Qof walba oo soomaliyeed  uu ka Qayd Qadan karo Waxana dhismaha wadadada isku xiraysa Hobyo ilaa Gaalkacyo hawusheeda Gacanta ku haya Gudiga Gob iyadoona hada Wax badan iska Badleen isku socodka Gadiidka Inta u dhaxeysa Gaalkacyo ilaa  Hobyo Madama  shaqo wanagsan halkaasi laga qabtay

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY