Deegaanka Gawaan ee Koonfurta Gobolka Mudug oo in ka Badan 5 ...

Deegaanka Gawaan ee Koonfurta Gobolka Mudug oo in ka Badan 5 ay ku dhinten halka dhawac inta ka badana la soo shegayo Wararkii u Danbeyay

0
SHARE

Wararka  ka imaanaya  deegaanka Gawaan ee  Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya  in saakay aroortii  uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaaro isugu dhimasho iyo dhaawac.

Inta la ogyahay 6 Qof ayaa ku dhintay,  halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen.

Dadka dhaawaca soo gaaray ayaa waxaa loo qaaday mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla Magalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Dadka Deegaanka ayaa waxaa ay sababta shilka ku sheegeen inuu yahay wadooyinka qaar ee gobolka mudug oo xiligan  burbursan.

LEAVE A REPLY