DHAGAYSO-Heerka Uu Gaaray Qilaafka Galmudug

DHAGAYSO-Heerka Uu Gaaray Qilaafka Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiika  Gaalkacyo Xubno karirsan xildhibaanada Aqalka Sare oo maalmo kusugnaa galkacyo ayaa kulamo laqaatay qaybaha bulshada iyo madaxweyne xaaf waxayna ubalameen qabsoomidda kulan wada tashi ah oo lagu dhamaynayo qilaafka madaxda galmudug ee kala fariistay cadaado iyo dhuusamreeb 30ka bishaan hasa ahaatee kulankii ay xildhibanada sheegaeen inuu ka dhacayo gaalkacyo ayaa baaqday

Inkastoo Xildhinabada aqalka saree ee galkacyo dhawaan soogaaray ay muhiimadooda ahayd xalinta qilaafka galmudug ka dhax oogan iyo sidii la isugu soo dhawayn lahaa dowladda dhexe iyo dowlad gobaeedka galmuudg oo madaxweyne xaaf iyo xubnaha maamulada oo is bahaystay ay sheegeen inay xiriirka ujareen dowladda dhexe isla marjkaana ay qadeceen ka qayb galka shir uu madaxweyne farmaajo ugu yeeray hogaamiyaasha maamulada ayaa waxaa soo baxaya madaxa xukumadda dowlad gobaleedka galmudug sheeq maxamed shaakir uu soo saaray qoraal uu ku aqbalayo ka qaybgalka shirka madaxweyne farmaajo uu maamulada ugu yeeray

Madaxda Xukumadda galmudug sheeq shaakir ayaa qoraal kasoobaxay xafiiskiisa lagu yiri dowlad goableedak galmudug waxa uu soo dhawaynayaa shirka madaxaweyanha uu ugu yeeray dowlad gobleedyada dowlad gobleedka galmudug waxa uu ugu baaqayaa dowladda dhexe iyo dowlad goblaeedyada inay wada hadal ku dhawmeeyaan qilaafka una turaan shacabka soomaaliyeed waxaa sidookale qoraalka lagu yiri dowladda dhexe waxaan ugu baaqaynaa inay joojiso faragalinta dowlad gobaleedyada ay kuhayso

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY