Dhageyso Nabadoonada Galmudug oo ka Hadlay Shirkii bishan 30 keda ka dhici...

Dhageyso Nabadoonada Galmudug oo ka Hadlay Shirkii bishan 30 keda ka dhici laha Gaalkacyo laguna dhamayn laha khilafka Galmudug sababta uu ku baaqday

0
SHARE

Xubno karirsan xildhibaanada aqalka sare oo maalmo kusugnaa galkacyo ayaa kulamo laqaatay qaybaha bulshada iyo madaxweyne xaaf waxayna ubalameen qabsoomidda kulan wada tashi ah oo lagu dhamaynayo qilaafka madaxda galmudug ee kala fariistay cadaado iyo dhuusamreeb 30ka bishaan hasa ahaatee kulankii ay xildhibanada sheegaeen inuu ka dhacayo gaalkacyo ayaa baaqday

Nabadoon ahmed Yusus aya shegay in shirkii la wada Sugayay uu Baaqday waxaana uu shegay in baqashada shirkan ay tahay culays  kale oo soo kordhay

Nabadoon Maxamed Yuusuf xaashi qabax ayaasharaxaya sababta uu kulankaa ubaaqday

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY