Faah faahin khasaaraha kadhashay Maleeshiyad ka soo jeeda Dhanka Puntland oo...

Faah faahin khasaaraha kadhashay Maleeshiyad ka soo jeeda Dhanka Puntland oo Gaari ku Rasaaseeyay deegaanka jilable ee gobalka mudug

0
SHARE

Warar dheeraad ah ayaa kasoobaxayo khasaare kadhashay maleeshiyaad rasaaseeyay gaari  rakaab ah deeegaanka jilable ee gobalka mudug

Maleeshiyaadka ayaa gariga rasaaseeyay asagoo siigalayo magalada jilable sida dadka deegaanku daljire usheegeen

ilaa iyo sadex ruux ayaa dhaawacyo kasoogaareen rasaasta maleeshiyaadku ay kufureen Gariga sadexda ruux ee Dhawacu soogaray  mid kamid ah ayaa dumar ah waxayna dhaqaatiirtu sheegeen in ay xaladeedu liidato halka labada kalana ay rag yihiin

Dhawacyada waxaa xaladooda cafimaad lugula Tacalayaa Isbitaalka koofurta Galkacyo ee a Galmudug Maleeshiyaadka falkaasi kadanbeeyay dadka deegaanka waxay sheegeen in ay dhanka Puntland kayimaadeen

Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa daljire usheegay Madaxweyne Gaas uu ciidamada milatariga isku dhafkaah ku amray in ay maleeshiyaadka sooqabtaan

Ciidamada ayaa lasheegay in loodiray halkaasi si ay gacanta ugu soodhigaan dadkii fidnada sameeyay sida masuuliyiin ciidan noo sheegeen

Wixii Warar ah oo ku soo kordha Kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY