Fanaanad Caan ah oo xalay ku geeryootay Muqdisho.

Fanaanad Caan ah oo xalay ku geeryootay Muqdisho.

0
SHARE

HM__xafiiska Muqdisho Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeryootay Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey oo ka mid aheyd Fannaaniinta Hoboladda Waabari.

Qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari iyo Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa KNN  u sheegay in maalmihii ugu dambeeyay ay heysatay Fannaanada Xaalad Caafimad daro oo ugu dambeyntii sababtay in xalay ay ku geeryooto Magaalada Muqdisho.

Dad Badan ayaa Fanaanada waxaa ay ku xusuuustaan  heesaha  ku saabsan wadani iyo jaceyl oo ay horey u qaaday.

LEAVE A REPLY