Live u Daawo 18 Dal oo ka Tirsan Ururka iskaashiga islaamka oo...

Live u Daawo 18 Dal oo ka Tirsan Ururka iskaashiga islaamka oo Muqdisho maanta ku shirsan

0
SHARE

Magaalada Muqdihso Maanta waxa ka Furay Shir xasaasi ah kaasi oo oo u dhaxeeya Wadamada ka wada tirsan ururka iskaashiga islaamka waxana 18 dal oo ka mid ah dalalkaasi maanta muqdihso uga furmay shir wayn

wxa shirka ka qayb galaya wasiiro arimo dibadeed iyo sidoo kale wafuud calami ah oo wadamadaasi ka tirsan

TOOS MUQDISHO: SHIRKA KOOXDA XIRIIRKA SOOMAALIYA EE URURUKA ISKAASHIGA ISLAAMKA

Posted by SBC Somali TV on Saturday, October 27, 2018

LEAVE A REPLY