Sargaal Horay uga Tirsana alshabab isla markana doonayay in uu...

Sargaal Horay uga Tirsana alshabab isla markana doonayay in uu madaxweyne noqdo

0
SHARE

Dowlada federaalka Somalia ayaa ka soo horjeesatay musharaxnimada Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo shalay magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay inuu isu soo taagay doorashada xilka madaxweynaha Koonfur galbeed.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada Federaalka ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Roobow aanu ka qeyb geli Karin doorashadaas, sababo la xiriira isagoo weli buuxinin shuruudihii looga qaadi lahaa xayiraadii kal hore lagu soo rogay.

Hoos ka akhriso Qoraalka Wasaarada amniga:

LEAVE A REPLY