TOPNEWS; Madaxweyne Xaaf Oo Dagaal Cusub Ku Bilaabay Cali Gacal & Carabeey

TOPNEWS; Madaxweyne Xaaf Oo Dagaal Cusub Ku Bilaabay Cali Gacal & Carabeey

0
SHARE

daxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waxa uu af qabasho cad ku sameenayaan Madaxda Kale Ee Fadhigoodu yahay Cadaado.

Xaaf ayaa Amar siiyey Gudoomiyaha Cusub Ee Dhawaan uu Cadaado usoo magacaabay C/kiriin Maxamed Cilmi isna uu Gudoomiyaha Amarkaas dhaqan geliyey.

Amarka waxa uu ahaa in la xanibo Shirarka Siyaasadeed Ee Ka Dhaca Cadaado,taas oo ay keeni karto Arimo kale oo fal celintooda dagaal isku badeli karo.

Amarkaas ayaa ahaa mid maanta lasoo bandhigay oo lagu diiday in Cadaado lagu qabto Shir aan Garabka Xaaf la ogeysiin.

Ku Darso oo Cadaado waxaa fadhiisin ay utahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir Ee la sheegay in Xildhibaanada Dhuuso mareeb ay xilka ka qaadeen.

Waxa sidoo kale Cadaado jooga Maxamed Xaashi Carabeey oo isna xilka laga xayuubiyey,ayna xaaladu sii cakirin karto Amarkii maanta.

LEAVE A REPLY