Wafdi uu hogaaminayo cabdi qeybdiid oo Garoowe gaaray & sababta kadanbeysa

Wafdi uu hogaaminayo cabdi qeybdiid oo Garoowe gaaray & sababta kadanbeysa

0
SHARE

Wafdigaan  oo hogaaminayo Genaraal cabdi qeybdiid waxa Garoowe kusoodhaweeyay masuuliyiin sar sare oo mamulka Puntland katirsan

Sababta ayuu qeybdiid kusheegay wadatashi kusaabsan arimaha Tastuurka qaranka

wafdiga waxa qeyb ka ahaa masuuliyiin mamulada kasocda iyo xildhibaano labada aqal kasocda  ee Barlaamnka somaliya

Kulamo kala duwan ayay wafdigaan kulayeelandoonaan masuulyiinta Puntland magalada garoowe

Genaral cabdi xasan cawaale qeybdiid oo ah gudoomiyaha Gudiga Tastuurka labada aqal ayaa maalmihii danbe waday dardar galinta wajibaadka kaga adaan arimaha qaranka gaar ahaana dib u eegista Tastuurka soomalaiya

LEAVE A REPLY