Akhriso :Axmed Baasto oo Diyaarinaya Mashaariic Lagu Hormainayo Maamulka Galmudug

Akhriso :Axmed Baasto oo Diyaarinaya Mashaariic Lagu Hormainayo Maamulka Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiiska  Cadado  ;  Tan iyo markii Magaalada Cadado Garab ka Mida Xildhibanada Barlamaanka Gaömudug ay Cadaado ku doorteen Madaxweyne  Ahmed Baasto Waxaa  soo kordhayay Dadaalada uu muujinayo Madaxweyne  Axmad Baasto Waxana Talabadii ugu Horeyay ay Noqotay dib u  Dhiska Hanaankii lagu Shaqayn lahaa Waxana Madaxweynuhu uu ku dhawaqay Dhawaan Golahiisa Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug

Warar lagu kaloson yhy oo Hobyomedia.com ay  ka Helayso Magaalada Cadaado aya Shegaya in Madaxweyne Ahmed Baasto uu kulamo xasaasi ah uu halkaasi kula qaadanyao Siyaasiyin , odayaal Dhaqmeed iyo Sidoo kale Wxgarad kala duwan oo ka yimid  Mudug iyo Galgaduud Waxana  laga wada Hadlaya Arimo ku saabsan Siyasada Galmdug iyo Sidii maamulka Ahmed Baasto loogu sii fidin laha deganada Galmudug

Dhanka kale Madaxtooyada Cadaado aya diyaarinaysa Mashaariic Horumarineed oo la Gaarsiinayo Deganada Galmudug waxana  la filyaa in  Hawusha socota ay  wax badan  lagu sii kordhiyo

Sikastaba ha ahaatee arintan aya Waxa ay ku soo begmaysa Xili Garab ka mida Xildhibnada Galmudug ay cadaado ku doorteen madaxweyne cusub kaasi oo la shegay in uu badlay Madaxweynaha Galmudug  Ahmed ducaaale Gelle Xaaf kadib markii xildhibanada xilka kaqaaday  ay ku edeyen in uu gudan waayay waajibaadkiisi shaqo blse iyadoo taaso ay  jirto aya madaxweyne ahmed ducaale gelle  xafiisyadiisa caadiga ahaa ee dhuusamareeb ay si tos ah u sii shaqaynayan

Xafiiska Wararka Cadaado 

 

LEAVE A REPLY