Daawo Madaxweyne Xaaf oo Maanta Kormeer Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha iyo...

Daawo Madaxweyne Xaaf oo Maanta Kormeer Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha iyo Isbitalka Magaalada Gaalkacyo

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug axmed Ducaale gelle ,Xaaf, oo Maalmihi igu danbeyey ku Sugnaa Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Manta Booqaday Xarumaha Adeegyada bulshadaa magaalada madaxweynha Boqashadiisa wax ku weh linayay Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Gaalkcyo,

waxaana ka mid ahaa Xarumihii uu manta madaxweyne Xaaf. Garoonka Cabdullaahi Ciise, Stadio Kaasi oo dib uhabeyn lagu sameyn doono, Mardhow, Isbitalka Guud, Ee Kunfurta Gaalkacyo, iyo Xarumaha kale oo muhiim ah

Boqashada madaxweynaha Galmudug uu ku tagay Xarumahaas ayaaa aheyd mid uu madaxweynuhu igu guur galayay sida ay ushaqeyeen dhaman Xarumaha Adeegyada Bulshada Ee Magaalada Gaalkcyo EE Gobolka mudug,
madaxweyne xaaf, ayaa igu danbeytii sidokale Booqday Hoyga Islaam, bashiir Islaam oo ka mid ah Salaadinta Puntland, wuxuuna la qaadtay Kulan is Xogwareysi ah,

Hoos ka Daawo Sawirada 

Ku Xirnow Markasta Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY