Daawo MUQAAL :-Wasiirkii Hore Ee Amniga”NISA Waxay Ii Beegsanaysaa Dowladda Ayaan Mucaarad...

Daawo MUQAAL :-Wasiirkii Hore Ee Amniga”NISA Waxay Ii Beegsanaysaa Dowladda Ayaan Mucaarad Ku Ahay”

0
SHARE

Shalay Gelinkii dambe ayaa Hay’adda  Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka waxa ay soo saartay qoraal ay ku sheegtay in lagu hakiyay qandaraas mallaayiin Dollar ah oo uu saxiixay Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya.

Hayeeshee warkaas waxaa Maanta jawaab ka bixiyay Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed,isaga oo sheegay in qorshahaas uu ahaa mid horay loo soo dhaafay sidii saxda aheydna ku baxay.

Waxa uu sheegay in sababta xilligaan qoraalka NISA u soo saartay ay tahay in uu isagu yahay mucaaradka dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Wareysiga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Wasiirkii amniga oo ay shalay eedeysay Hay'adda NISA ayaa yiri" waxaa lay beegsanayaa inaa Dowladda Mucaarad ku ahay, heshiiskana aniga saxiix kaliya ayaa ku lahaa ee waxaa gaaray Wasaarado kale"

Wasiirkii amniga oo ay shalay eedeysay Hay'adda NISA ayaa yiri" waxaa lay beegsanayaa inaa Dowladda Mucaarad ku ahay, heshiiskana aniga saxiix kaliya ayaa ku lahaa ee waxaa gaaray Wasaarado kale"

Posted by Dalsan TV on Sunday, November 4, 2018

LEAVE A REPLY