Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf iyo Sh. Shaakir oo Gaalkacyo soo gaaray

Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf iyo Sh. Shaakir oo Gaalkacyo soo gaaray

0
SHARE
HM__Xafiiska Gaalkacyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta Safar aan Horey loo sii shaacin ku tagay magaalada Gaalkacyo waxaana garoonka ku soo dhaweyay masuuliyiin ka tirsan Galmudug.
Xaaf iyo Shaakir ayaa diyaarad ka soo raacay caasimada Galmudug ee dhuusa mareb iyadoona  Lagu soo Dhaweyay Maanta Garoonka diyaaradah OSHACO ee Magaalada  Gaalkacyo.
Xaaf oo aan la ogeyn ujeedka safarkiisa ayaa  Safarkiisa waxaa ku Wehlinaya Madaxa Xukumada Maamulka galmudug , sheikh Maxames Shaakir iyo Sidoo kale Labada gole oo ay ka kooban tahay Galmudug
.Wafdiga  Madaxweynaha Maamulka galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf aya la qorsheynaya in ay la kulmaan Odayaasha Dhaqanka galmudug iyo Sidoo kale Maamulada Gobalka

Ilo Wareedyo lagu kalsoon yhy aya shegaya wafdiga xaaf ay gaalkacyo u yimaadeen siidii  xal looga Gaari lahaa Khilaafka Madaxda Galmudug

 Wixii Warar ah oo ku soo kordha Kala Soco Hobyomedia.com 

LEAVE A REPLY