DAAWO SAWIRO-Madaxweyne Xaaf Oo Kulan xog iswaydaarsi iyo Dhiirogalin ah la qatay...

DAAWO SAWIRO-Madaxweyne Xaaf Oo Kulan xog iswaydaarsi iyo Dhiirogalin ah la qatay Dhalinyarada Madasha iyo isdhaxgalka Gobalka Mudug

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kulan la qaatay Dhalinyaro ka Socotay Madasha  dhalinyarada iyo isDhaxgalka  Gobalka Mudug , Waxana kulankaasi uu ahaa Mid xiiso badan iyadona labada dhinac  ay is waydaarsadeen xogag muhiim ah oo ku saabsan sidii dhalinyarada madasha  isdhaxgalka gobalka mudug ay u sii wadi lahaayeen hawulaha culus ee horyaala

Kulanka Aya dhalinyadaaasi waxa u qabtay madaxweynaha dowlad gobaledka Galmudug ahmed ducaale gelle xaaf , waxana ka soo qayb galay dhalinyaro farabadan iyadoona  kulankaasi inta uu socday ay halkaasi ka hadleen masuuliyiin ka tirsan maamulka galmudug .

Madaxweynaha ayaa waxa uu warbixino ka.dhageystay dhalinyada Madasha iyo ishdaxgallka  Gobolka Mudug iyaga oona uga warbixiyay Hawulaha isdhaxgalka iyo sidoo kale sida ay u socoto hawusha

Madaxweynaha oo qudbad ka jeediyay kulanka ayaa aad ugu Mahad celinayay Dhalnyarad Hawusha culus ay ka wadaan Gobalka Mudug waxana ugu danbeyn Halkaasi shahaadooyin lagu gudoonsiiyay dhalinyaro shaqada socota wax wanagsan ka qabtay


Madasha dhalinyarada iyo dhaxgalka Gobalka Mudug aya waxa ay tahay madal mideysay dhalinyarada Gobalka Mdug waxaana dhalinyaradaasi ay ka shaqeeyan nabada Gobalka Mudug 

LEAVE A REPLY