DAAWO VIDEO: Sababta Fanaanada Xamda Queen ay Fanka uga Baxday iyo Warar...

DAAWO VIDEO: Sababta Fanaanada Xamda Queen ay Fanka uga Baxday iyo Warar Kale oo soo Shaac Baxay

0
SHARE

Fanaanada Xamda Axmed Cabdi (Queen) ayaa si lama filaan ah uga Baxday Fanka,waxaana ay sheegtay inay Ganacsiga u weecatay.

Xamda waxay hadda ku jirtaa Da’da 26 Sano,waxaana ay codsatay in Heesaheeda Youtube-ka laga saaro.

Wareysi ay Siisey Idaacada VOA SOMALI ayey kaga warantay Cida ku dhiiri gelisey,inay Fanka ka baxdo iyo Arimo badan ay ka hadashay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Xamda Queen: Waan ka Fadhiistay Fanka.

Xamda Cabdi Axmed "Queen" oo ka mid ah fanaaniinta ugu caansan kooxda Xiddigaha Geeska ayaa VOA u sheegtay inay fanka ka fadhiisatay, oo imika wixii ka danbeeyana ay u wareegi doonto dhinaca ganacsiga. Weriyaha VOA Sagal Mustafe ayaa la kulantay Xamda oo kala sheekaysatay sababta ay fanka ugu baxday iyo sida ay imika u aragto heerka fanka Soomaalida. #Hamdaqueen

Posted by VOASomali on Saturday, November 24, 2018

LEAVE A REPLY