DHAGAYSO-Madaxweyne Xaaf ”Cadaado Ayaa Lagu Xabadeeyay Gawaarida UNka”

DHAGAYSO-Madaxweyne Xaaf ”Cadaado Ayaa Lagu Xabadeeyay Gawaarida UNka”

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug madaxa xkumadda iyo masuuliyiin katirsan galmudug ayaa kulan laqaatay wafdi uu hogaaminaayay Wakiilka xogayaha uud ee qaramada ee soomaaliya Nikolos Haysonsom una kamid ahaa wakilka midowga afirka ee howl galka soomaaliya faransiisko madeero

Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudg aya Shegay in wax badan la iska waydiin doono cida sabab ah in Gadiidka iyo Ciidamada UNKA ee  rabay in ay cadaado ka soo baxaan soona aadaan dhuusamáreeb sababta loogu diiday in ciidankasi ay magalada cadaado ay ka soo baxaan

Sikastba arintan aya waxa ay sabab  u  tahay Khilaafka sii ragaadiyay Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug waxana wali xiran wadada isku xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyadoona xita  Gadiidka Dadweynaha aysan isku gudbi karin sababo la xiriira Xiisada Siyaasadeed ee Ka dhax Aloosan Madaxda Maamulka Galmudug

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY