DHAGAYSO-Waqtiga Uu Qabsoomayo Shirkii Galkacyo ee Xalinta Khilafka Madaxda Galmudug iyo Wafuud...

DHAGAYSO-Waqtiga Uu Qabsoomayo Shirkii Galkacyo ee Xalinta Khilafka Madaxda Galmudug iyo Wafuud Gaalkacyo laga sugayo

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo kamid ah Wax Garadka Galmudug ee Kuhowlan Qabsoomidda Shir Dabayaaqadii Bishii Dhamaatay Loobalamay in lagu qabto Galkacyo ee dib udhac uu kuyimid ayaa la shaaciyay waqtiga kama dambaysta ah ee laqabanayo shirkaasi

Shirka oo ah mid lagu dhamaynayo qilaafka ka dhax jira Galmudug iyo sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Galmudug iyo Dowladda Dhexe ee soomaaliya oo aan wanagsanayn ayaa suldaanku uu sheegay in horaanta bishaan laqabanayo  

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY