DHAGEYSO’ Galmudug oo Howlgal qaaday iyo Rag Gacanta lugu dhigay

DHAGEYSO’ Galmudug oo Howlgal qaaday iyo Rag Gacanta lugu dhigay

0
SHARE

Ciiidamada Boliska Dowlada Galmudug oo sacadihii lasoodhafay Howlgalo kasameeyay Gudaha Galkacyo iyo wadooyinka soogala ayaa gacanta kudhigay ilaa iyo labo ruux

Howlgalada ayaa ahaa kuwo lugu xaqiijinayay amniga loogana hortagayay kooxo xiliyada qaar Isbaarooyin dhuumaalaysi ah dhigta wadooyinka Galkacyo soogala waxa sameeyay Boliska Galkacyo

Taliye kuxigeenka Boliska Gobalka mudug ee Galmudug  maxamuud cilmi ayaa sheegay in ciidamadu ay kuguuleysteen sooqabashada labo nin oo isku dayay in ay dhac kageystaan Galkacyo kuwaas oo xabsiga Galkacyo kuxiran

Sidoo kale Taliye Kuxigeenka Boliska galmudug waxa uu sheegay in amniga Gobalka mudug uu yahay mid laysku halayn karo

Hoos ka Dhageyso  Codka

LEAVE A REPLY