Dhageyso Xogta ku Duugneyd Baabuurtii loga Shakiyay in ay Hub Wadeen oo...

Dhageyso Xogta ku Duugneyd Baabuurtii loga Shakiyay in ay Hub Wadeen oo Baaris lagu sameyay

0
SHARE

Gaadiidkii siday xamuulka ee maalmahan ku xanibnaa Cadaado ayaa maanta lagu sameeyay baaris

Gawaaridan oo baaris lagu sameeyay labo kamid ah ayaa laga helay Silig Alwaax iyo Dawo

Gaadidkan oo dhan 6 gaari ayaa hada baaris ku socotaa 4 kamid ah sida ay sheegeen saraakiil amni

Labada gaari ee baarista lagu sameeyay ayaa dib loogu celshay rarka ay sideen maadama dhulka la soo dhigay rarka xiliga baaristu socotay

Gudoomiyaha Cadaado ayaa ka Hadlay Gaadiidka iyo Wixii kasoobaxay Baaritaanada Lagusameeyay

Hoos  ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY