Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

0
SHARE

Waxaa goordhaw qarax loo maleenayo in uu yahay mid gaari lagu soo xiray uu ka dhax dhacay goob gaadiidka lagu sameeyo oo ku yaala agagaarka Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa noo sheegay in qaraxa uu ka dhacay gudaha Daacad Car Care oo ku dhaw isgooska Sayidka, waxaana qaraxa kadib la arkayaa goobta oo gubaneysa uuna ka baxayo qaac badan.

Lama oga wali khasaaraha ka dhashay qaraxan oo la sheegay in uu ka dhashay gaari garaashka yaalay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya oo baaritaano wada.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

LEAVE A REPLY