Deg Deg Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif oo Lagu Xakumay...

Deg Deg Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif oo Lagu Xakumay Xabsi gara ilaa…..

0
SHARE


HM__Xafiiska Austria :Maxkamad ku taala Dalka Pakistan ayaa Nawaz Sharif ku xukuntay 7 sano oo xabsi ah.

Sawir laga qaaday markii la sii galiyay Maxkamada

Shariif ayaa loo haysta eedemo ay ka mid yihin in hanti qaranka uu u isticmalay arimo gaar ah isagoo malgalin ku sameystay hantida qaranka isla markana guryo kaga dhistay magaalada London .

Qaar ka Mida Banaanbaxyaal taagersan Ra,iisul Wasaraha la Xukumay
Cidamada amanka Pakistan oo Ra,isul wasaraha amnigisa sugaya

Waxaa xabsiga laga sii daayay bishii Sebtembar iyada oo la sugayo racfaan.

Shariif ayaa beeniyay dhammaan eedeymaha loo jeediyay xiligaasi


Amaanka maxkamad la soo taagay aya aad loo adkeyay iyada oo qaar ka mid ah dadka taageersan ay ka soo baxeen Guryahooda islamarkana ay sameyeen banabax

Sidoo kaleWararka aya shegaya in in ka badan 1,000 askari oo bilays ah, iyo sidoo kale ciidamo xabad-joojin ah la geeyay waddooyinka ugu waawayn ee u dhaw maxkamad si looga hortago rabshado halkaasi ka dhaca

Shariif wuxuu Dalkaasi ra’iisal wasaaraha ka Noqday ilaa 3dex jeer.

Waxa uu ku guuleystay doorashada 1997-kii, dib markii la afgambiyay millatari 1999-kii.

Waxa uu ku laabtay Pakistan sanadkii 2007-dii, haddana wuxuu kor u qaaday awoodda mar kale sannadkii 2013-kii ilaa uu ka baxo sannadkii hore.

W-Q- Samiir Xasan Adan

Xafiiska Austria

LEAVE A REPLY