Daawo Sababta Rasmiga Ah Mama Malyuun Ka Danbeysay Iney Diinta Islaamka Ka...

Daawo Sababta Rasmiga Ah Mama Malyuun Ka Danbeysay Iney Diinta Islaamka Ka Baxdo(Ridoowdo`)

0
SHARE

Maamo Malyuun oo baraha bulshada si weyn looga yaqaano ayaa aheyd Maamo ku shaqeysata barteeda youtube-ka oo ugu danbeyntii qolooyin soomaali ah iney dacweeyeen laga xanibay channel-kii aay ku laheyd barta youtube.

MMS ayaa muuqaalka hoos ku daawan doontid ku cadeysay dhowr sababood oo sabbay iney diinta islaamka ugu baxdo taasoo dad badan ku noqotay la yaab iyo amakaag

DAAWO WACAN

LEAVE A REPLY