Daawo Sawirada Dabaaldagaya Aas Aaska75 Sano Guuradii Booliska Soomaliyeed oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Magalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Galmudug ayaa manta waxaa lagu qabtay Munaasbada lagu xusayo 75 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Munaasbada oo lagu qabtay barxada Cabdulaahi Ciise ayaa waxa ka soo qeyb galay saraakiisha ciidamada Booliska Galmudug iyo madax ka tirsan Maaamulka Gobolka iyo kan degmada .

Saraakiisha ciidmada Booliska Galmudug ayaa hamblyo u diray dhamaan ciidamada Booliska Galmudug.

Guud ahaan Soomaliya ayaa waxaa laga xusayaa sanad guuradii 75 aad ee ka so wareegtay aas aaska ciidmada xooga dalka Soomaaliyeed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements