Daawo Sawirada: Wafdigii Galmudug uga Qayb Galay Shirkii Jabuuti ee Galmudug iyo...

Daawo Sawirada: Wafdigii Galmudug uga Qayb Galay Shirkii Jabuuti ee Galmudug iyo puntland oo Gaalkacyo Dib ugu Soo Laabtay

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Wafdi uu Hogaaminaaayay Duqa Degmada Gaalkacyo Hirsi Barre Islamarkaana Muddoyinkii igu danbeyey ku maqanaa Dalka Jabuti. ayaa Manta dib igu soo laabatay Magalaada Gaalkcyo.


Wafdigaan ayaa ka koobnaa labada dhinac ee magaalada Gaalkcyo Galmudug iyo puntland, oo isugu jira Masuuliyiin , odayaal dhalinyaro iyo Haweenka waxayna ka qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha nabbdeynta Gobolka mudug wuxuuna ka furmay Dalka Jabuti, iyadoona shirkiaasi uu socday Mudo Kooban 

inta uu shirka jabuuti uu ka socday Labada  dhibnac ee Gaalkacyo wada Daga waxay ka wada Hadleen sidiii gaalkacyo nabad logu wada Noolaan laha , ka hortaga dhibaatooyinka miyiga ku dhax mara Xolo dhaqatada Galmudug iyo puntland iyo Sidoo kale ka wad Shaqaynta Amniga Magalada Gaalkacyo

Maamulka dhalinyarada iyo Bulshada magaalada gaalkcyo ee Galmudug ayaa soo dhaweyn diiran usameyey xumnaha shirkaan ku Matalayay ee Manta Gaalkcyo dib igu soo laabtay,

Wafdiga ka socday Dhanka galmudug aya sheegay in ay ku dadaali doonaan sidii nabad waata looga heli lahaa Magaalada Gaalkacyo isla markana Shacabka galmudug iyo Puntland aynabad ugu wada Noolan lahaayen

Hoos ka Daaawo Sawirada Soo Dhawaynta 

LEAVE A REPLY