DHAGAYSO-Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo daaha ka qaaday in uu san jirin xal...

DHAGAYSO-Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo daaha ka qaaday in uu san jirin xal laga gaaray Khilafkii Galmudug

0
SHARE

HM__  Xafiiska  Gaalkacyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey Oo Lahadlay Saxafada ayaa sheegay in uusan jirin da daal laga dhaxwado madaxda maamulka ee qilaafka uu kadhaxjiro

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa sidookale Idaacadda usheegay in Xiliga Xilhayntooda ay kahartsan tahay Muddo 7bilood ah isla markaana Odayaasha Dhaqanka laga doonayo udiyaar garoowga soo xulista Xildhibaanada Galmudug ee Badali lahaa kuwa haatan jooga waxa uu sidookale sheegay in Qilaafka hareeyay Madaxda maamulka uu sii dheereeyay Hogaamiyaasha Maamulada ee doonayo in Dowladda Dhexe ay bar bar istaagaan

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY