DHAGEYSO; Howlgal kasocda Dhuusamareeb & Ciidamada galmudug oo Xabsiga UTaxaabay dad badan...

DHAGEYSO; Howlgal kasocda Dhuusamareeb & Ciidamada galmudug oo Xabsiga UTaxaabay dad badan sababta ogow

0
SHARE

Howlgal ayaa wali kasocda magalada dhuusamareeb ee casimada Galmudug  waxana lugu qabtay kudhawaad 25 Ruux sida Daljire uxaqiijiyeen ilo ku agdhow lamaha amniga Galmudug

Dadka labtay waxa looga shakiyay in ay maleegayeen falal amni daro sida aanu kasoo xiganay saraakiil katirsan ciidamada amniga dhuusamareeb

Masuuliyiinta galmudug wali kamahadlin howlgalka iyo dadka laqabtay balse sacadaha soo aadan ayaa lafilyaa in ay warbaahinta lahadlaan

Howlgalku waxa uu yimid kadib markii ay sirdoonku heleen arimo amni daro oo casimada galmudug lala damacsanyahay

LEAVE A REPLY