Dhageyso Khasharaha Dhimasho iyo Dhawaca ka Dhashay Dagalka Kaxandhale inta uu socda...

Dhageyso Khasharaha Dhimasho iyo Dhawaca ka Dhashay Dagalka Kaxandhale inta uu socda iyo galmudug oo…

0
SHARE

Ku dhowaad 30 Ruux ayaa kudhimatay Tira intaa kabadana waa ay ku dhaawacmeen Dagaalkii Maanta ee kadhacay Deegaanka Kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud kaasi oo udhaxeeyay Malayshiyaad wada dagan deegaanka

Wasiirka Amniga Galmudug Saadaq Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim ayaa kawaramaya Dagaalkii kaxandhaale iyo da daalka ay wadaan Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY