Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Weerar afka ah ku qaday Dowlada shegayna in...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Weerar afka ah ku qaday Dowlada shegayna in Dagaalka Galmudug ay Hurinayan

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa’id kuqabtay xarunta galmuudg ee dhuusamreeb ayaa kahadlay colaadaha kajira deeganada Gobalada Galgaduud Iyo Hiraan ee udhaxeeyay malayshiya beelaad muddoyinkaan ay ka dhax oognayd colaad galaafatay nolasha dad badan

Madaxweyne Xaaf ayaa shirkiisa jaraa’id ku duray xubno wasiiro iyo xildhibaano katirsa dowladda kuwaa oo cadaado usoo gaaray sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen xal uhelidaa coladda kataagay labada gobal

Hooos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY