Garabka Cadaado Madaxweyne Baasto oo Warqad si Kulul loo Qoray uga Jawbay...

Garabka Cadaado Madaxweyne Baasto oo Warqad si Kulul loo Qoray uga Jawbay Hadal ka soo Baxay Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

Ahmed Baasto Madaxweynaha Galmudug ee Garab ka Mida Barlamanka galmudg ay Dhawan ku Doorteen Magaalada Cadado aya ka Jawaabay Warqad ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Galmdug kaasi oo dhawan lagu kala Diray Golihii Degaanka Degamada Cadaado

Baasto aya Sheegay in aysan jirin wax la kala diray isla markana Xaaf uusan ka Arimin Magaalada Cadaado

Baasto aya dhawan waxa Madaxweyne u Dootay Garab ka mida Barlamanka Galmudug kuwaasi oo ka gadoodsan maamulka Madaxweyne Xaaf iyo Qaabka uu ula Macaamulay urur diimeedkii Ahlusuna Waljameeca oo dhawan ku biiray Maamulka galmudug

Sikastaba ha ahaate Dhawana yay ahayd Markii warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ee dbuusamareb lagu kala diray Golihii deeganka ee Degamada Cadaado

LEAVE A REPLY