Madaxweyne Xaaf Oo Saraakiisha Ciidanka Uyeeray Maxa soo Kordhay ?

Madaxweyne Xaaf Oo Saraakiisha Ciidanka Uyeeray Maxa soo Kordhay ?

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaaƶlkacyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa uyeeray Saraakiisha Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee kusugan Gobalka mudug kuwaa oo aan la ogayn sababta loogu yeeray

Warar hoose ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamda uu Madaxweynaha Galmudug kadoonayo tashi ku aadan Dagaal kadhan ah Malayshiayada Al-shabaab ee kusugan qaybo kamid ah deeganada galmudug si loogu qaado Guluf Dagaal oo balaaran

Shalay ayaa waxaa Magaalada Dhuusabareeb Gaaray Taliyaha Ciidanka Danab ee Galmudug iyo Saraakiil Ajnabi ah kuwaa oo madaxweynaha kala hadlayay sidii loo qorshayn lahaa Dagaal lagu qaado Al-shabaab hasa ahaatee waxaa jira warar sheegaya in Madaxweyna Xaaf iyo Saraashii Ciidanka ee Danab ay isku afgarteen Qorshaha Dagaal ee kadhanka ah kooxdaasi \

LEAVE A REPLY