SAWIRO: Banaanbaxyo ka socda degmo ka mid ah Muqdisho

SAWIRO: Banaanbaxyo ka socda degmo ka mid ah Muqdisho

0
SHARE

Banaanbaxyo ayaa ka socda degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ka dib markii Shacabka kunool Xaafadda Fagax ay soo buuxdhaafiyeen Wadooyinka degmada Yaaqshiid ugu Muhiimsan.

Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeddaa maamulka degmada iyo Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala degmada oo la sheegay in ay ku guuldareysteen in ay soo qabtaan Ciidamo dilay xalay wiil Mooto Bajaajle ahaa.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa xalay Isgoyska Fagax ku dilay Axmed Jiley oo ka mid ahaa dhalinyaradda kunool Xaafaddaasi ee ku shaqeysta Mootooyinka.

LEAVE A REPLY