Xog Al-Shabaab oo baneeyay Saldhigyo ay ku lahaayeen Mudug.

Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Al-Shabaabay faarujiyeen Deegaano hor leh oo ku yaalla Gobalkaasi.

Deegaanna Al-shabaab ay baneeyeen ayaa waxaa ka mid ah   Dabilxun ,Gabdhaale, Cadaley oo halkaasi ay saldhigyo waa weyn ay kulahaayeen Al-Shabaab.

Waxaana la sheegay in al-Shabaab ay u ruqaansadeen tuulooyin hoostaga degmada Xarardheereee Gobalka Mudug.

Xildhibaan Cabdi Raxmaaan Baraka Qabe oo wareysi siiyayIdaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in Al-Shabaab ay baneeyeen Fariisinkii ugu weynaa oo ay ku lahaayeen Gobalka Mudug.

Taliska ugu weyn ayuu ku sheegay  xildhibaanka inuu kuyaalay Deegaanka cadaley.

Xildhibaan ayaa waxaa uu sheegay in Sababta ay ugu baxeen Al-Shabaab deegaanada ka tirsan Gobalka Mudug ayaa waxaa ku sheegay in ay tahay kadib markii ay kordheen Diyaaradaha mareykanka ee Duqeymaha ka fulinaya qeybo ka mid ah Gobalka Mudug.

Wixii Warar ah o ku soo Kordha Kala Soco Hobyomedia.com

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements