Daawo Sarakiisha Galmudg oo ay la socdan kuwa cadaan ah oo Booqday...

Daawo Sarakiisha Galmudg oo ay la socdan kuwa cadaan ah oo Booqday Saldhig Lagu Tababaro Ciidamada Danab

0
SHARE

Taliyaha Qaybta 21aad S/Guuto yuusuf Maxamed Cabdilqaadir “Kaanti” oo ay wehliyaan Saraakiil uu ka mid Yahay Abaanduulaha Qaybta 21aad G/Sare Xusseen Xoosh ayaa la kulmey Saraakiisha Ciidamada Danab 21aad iyo Barayaasha Cadaanka ah ee Ciidanka Kumaan doosta Soomaaliya ka Taageera Dhanka tababarada iyo aqoonta kadib Boogasho ay ku Tageen Xerada Ciidamada Danab ee Duleedka wuqooyi ee Gaalkacyo.

S/Guuto Yuusuf “Kaanti” Taliyaha Qaybta 21aad ayaa Saraakiisha kala hadley Howlaha ciidamada Danab iyo kuwa Cadaanka ah ey ka fulinayaan Galmudug iyo sida loo sii xoojin lahaa.

Ciidamada Xoogga ee Qaybta 21aad ee Xeradan ku sugan ayaa Goobta ku soo bandhigey Dhoolotus cajiib ah oo ay ku muujinayeen Aqoontooda ciidan .

LEAVE A REPLY