Daawo Sawiro Dheeraad ah soo dhawayntii Odawaa ee Gaalkacyo

Daawo Sawiro Dheeraad ah soo dhawayntii Odawaa ee Gaalkacyo

0
SHARE

Magaalada galkacyo ee xarunta Gobalka mudug waxaa maanta soogaaray xildhibaan katirsan golaha shacabka  Barlamanka somaaliyeed

Xildhibaan cabdiraxmaan odawaah waxaa galkacyo kusoodhaweeyay masuuliyiin iyo waxgaradka Gobalka mudug dhalinyaro haween qeybaha kala duwan ee bulshada galkacyo

waxaa lafilaayaa in kulamo kala duwan uu bulshada Galkacyo laqaato

kulamada waxay salka kuhayaan amniga iyo dib uheshiisiinta Galmdug

asagoo hadlayay safarka galkacyo waxa uu sheegay in uu qeyb kaqaadanayo xal uhelida khifaalka madaxda galmudug

waxaa uu sheegay in magaalooyinkii uu tagay oo kamid ah Cadaado dhuusamareeb

in ay kusoodhamaadeen Guulo waax ku ool ah

waxa uu Bogaadiyay nabada Galkacyo iyo dib uheshiisin Bulshada gobalka mudug

waxa uuna yiri aniga waxaan wakiil ka ahay xildhibaanada Galmudug intooda badan waxaana diyaar unahay waxqabad iyo dib uheshiisiin

LEAVE A REPLY