Dhageyso Madaxweynaha Galmudg ahmed basto Garabka cadado oo hadlay

Dhageyso Madaxweynaha Galmudg ahmed basto Garabka cadado oo hadlay

0
SHARE

Axmed Maxamuud Xasan Baastoo Oo Dhawaan Xildhibaano katirsan Galmudug ay sheegeen inay udoorteen Madaxweyne ayaa Hambalyo Udiray Madaxweynaha LadoortayEe Puntland Siciid C/laahi Dani

Ahmed Baasto Madaxweynaha galmudug Garabka Cadaado aya shegay in maamulkiisa uu diyaar yhy in uu wada shaqayn buuxda uu la yeesho maamulkiisa

Waxa uu tilmaamay in is badalada ka socda somaliya ay horseeday in maamulka galmudug uu diyaar u yhy in uu xirirr fcn la sameeyo dowlada dhexe ee soomaliya

Ahmed Baasto aya Garab ka Mida Barlamaanka Galmudug waxay ku dorteen magaalada cadaado waxana xildhibanadii doortay baasto ay ka gadoodsanayeeen qaaabka ,alhlusuna iyo galmudug ay ku midoobeen

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY